Dowlada Hoose Caasimada Hargaysa Oo Qalab Casriya iyo Solar Lambis Ka Soo Iib Satay Dalka China.

Hargeisa(GNN):-Dowlada Hoose Caasimada Hargaysa Oo Wada Qorshayaal Horumarineed Oo Lagu Hagaajinayo Bilicda Caasimada Ayaa Soo Dajiyey Qalab Casriya  Solar Lambis Kuwaas oo ay ka Soo Iib Satay Dalka China.

Halkan Ka Daawo Nuxur Khudbadihii Masuuliyiinta.

Exit mobile version