War Degdeg ah Madaxweyanaha Dawlad Deganka Somalida Ethopia Hada Mamnuucay Qaadka + Qofkii Lagu Arkona Amar Ku Bixiyey…

Marka kobaad labaad sadexaad anoo ku hadlaya magaca xukumadayda codka shacabka Somalida Itoobiya ka xdshsi waxan tacsi tiiranyo leh udiraya eheladii asaxabti shacabkii Somalida ahaa lagu xasuuqay deganada Oromada.Shacabka DDSI ka Somaliyed waxaan ogaysiinaya maanta laga bilabo cidii lagu arko cunista qaadka hawaday in xabsi ladhigi doono si adagna loola xisabtami doono.Sidaad ogtihin waxaan wali aasayna dadkeenii masakinta ahaa Oromadu kuxasuuqay hawaday ahaana dad ka ganacsan jiray qaadka lana ganacsan jiray qoomiyada Oromada.Ogaada in qaadkii hawaday lasumeyay laguna daray sunta beerka jarjarta wadnahana istaajisa waa siday inoo cadeyen dhakatirteena ku xeel dheer arimaha cafimaadka.qofkii Somali ah ee lagu arko isagoo cunaya qaadka Oromo hawaday waxay kadhigantahay inusan Somali ahayn yahayna Oromo.xaqiiqdii shacabka Somalida itoobiya sidii uu xilka Oromia rwfion xoog kula Waregay Limma Magersa oo ah nin raba inuu dhulkeena Somalida boob ku qaato waxan marti unoqonaynay fawdo an joogsanayn dil dhac hanjabaad nooga imanaysa xaga Oromoda.Waxa hawshan iyana dabada kariixaya UBBO Jawar Mohammed ONAAG&ciyaala suuqinta Qiiroo wasiirka arimaha Dibada itoobiya Workneh Gebeyehu oo doonaya inuu dalka Itoobiya kala jarjaro xidhiidh hoosana laleh Eritrea.