War Degdeg Xildhibaan C/raxmaan Talyanle oo geeriyooday

Alla ha u naxariisto Xildhibaan C/raxmaan Tanyanle oo ku geeriyooday wadanka Hindiya, bahda Gabiley.net waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii iyo dhammaan shacabka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariisto.

انا لله وانا اليه راجعون