Wararka naga soo gaadhaya deegaanada waqooyiga Hargeysa ayaa waxay sheegayaan in Waraabe dad cun ahi todobaadkan ku cunay deegaanka Cabdi Geedi laba qof oo midi tahay gabadh yar oo da’deedu tahay 2 jir sida naloo sheegay halka ka kalena yahay oday wadaad ah oo caan ka ahaa deegaanka riiga Kalawle.
Cabsi badan ayaa soo food saartay dadwaynaha deegaanadaasi,waxaana ay bulshadu ka cabsi qabtaa Dhurwaagan weerarka kusoo qaaday