Wegti uu Hoggaaminayo Murrashaxa KULMIYE oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaannada Idhanka iyo Geed-ballaadh+Sawirro

Gabiley(GNN):–Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey deegaannada Idhanka Deeroyahanka iyo Geed-ballaadh oo duleedka waqooyiga kaga beegan magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley.
Murrashax Muuse Biixi iyo Weftigiisa oo ay xubno ka yihiin siyaasiyiin, xildhibaanno, salaadiin, hoggaanka garabka Haweenka heer qaran ee KULMIYE, maamulka xisbiga iyo xukuumadda u qaabilsan gobolka Gabiley iyo xubno kale, ayaa si ballaadhan waxa deegaannnadan ugu soo dhaweeyey salaadiinta, cuqaasha, waxgaradka iyo haldoorka deegaannada, kuwaas oo muujiyey sida ay taageerada buuxda ugu hayaan xisbiga KULMIYE iyo murrashaxiintiisa.

21314358_468577893505935_7657492657539810300_n 21314659_468578180172573_9123268294757175917_n 21317631_468581350172256_8592285786900529460_n 21317725_468578176839240_6177380299301827866_n 21317735_468578043505920_4976650001272096613_n 21317956_468578516839206_1503602926744036330_n 21369075_468578403505884_6132649880967806028_n 21369116_468578036839254_3383056057445019086_n 21369239_468577890172602_6956430574490117867_n 21370828_468581250172266_779803907086333086_n 21370858_468578183505906_3466981764758950767_n 21371236_468577900172601_762080157464539864_n 21432930_468578370172554_2737868843717132212_n 21462353_468578046839253_2463250997643306322_n