Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qanci Dadkaaga oo dhamaystiran,waxaana todobaadkan marti ku ah shirkadaha Laydhka Hargeysa,maayarka caasimada Hargeysa iyo agaasimaha guud ee wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland,waxaana bulshada caasimada Hargeysa ay su’aalo ku ganeen masuuliyiintan.