Daawo: Hayada FAO Oo Gaadhi Cusub Ku Wareejisay Wasaarada Beeraha Heshiisyo Cusubna Kala Saxeexday

Hargeisa(GNN):-Waxaa Maanta Hayada FAO Iyo Wasaarada Beeraha Somaliland  Kulan Sacado Badan Qaatay Ku Qabsoomay Wasaarada Beeraha Somaliland Waxaa Kulanka Ugu Horayn Lagaga Wada Hadlay Sidii Loo Dar Dar Gelin Laha Mashaaricda Hayada FAO  iyo Wasaarada Beeraha Kawada Shaqeeyan Iyada Sido Kale Mashaariic Cusubna Lakala Saxeexday Iyado U Saxeexay Madaxa Somaliland Iyo Soomaaliya Mr Serjiya  iyo Wasiirka Beeraha Somaliland Mudane Dr MaxamedAw Daahir iyado U Shirka Ku Wehelinayey Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Beeraha Somaliland Mudane Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase Iyo Saraakil Sare Oo Ka Socoto Hayada FAO.