Daawo:-Taliyihii Ciidamada Dabdamiska G/Togdheer Oo Ku Dhawaaqay In Uu Xilkii Iska Casiley+Sababta.

Burco(GNN):-Taliyihii ciidanka dabdamiska gobolka togdheer ayaa maanta magaalada burco kaga dhawaaqay in uu gabi ahaanba iska casiley xilkii taliyenimo ee uu gobolkaas ka yahay, isaga oo sheegay in ka biyo diiday in uu u ololeeyo xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye.

   Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992