DAAWO: Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Fariin U Diray Murrashaxiinta Madaxweynaha Ee Xisbiyadda KULMIYE Iyo WADDANI

Hoos Ka Daawo Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo digniin culus u diray murrashaxiinta Madaxweyaha ee xisbiyadda KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro),