Hoos Ka Daawo Taliska ciidanka booliska Somaliland oo ka hadlay weerar xalay lagu qaaday guriga murrashaxa xisbiga WADDANI Md Cabdiraxmaan Cirro,waxaana talisku ay shaaciyeen tirada dadka ay falkaasi usoo qabqabten.
DAAWO:Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Sgeegay Inay Gacanta Kusoo Dhigeen Dhalinyaro Weeraray Guriga Murrashax Cirro
