Halkan Ka Akhri Liiska Xisbiga Waddani Magacaabay Guddiyada Ololaha iyo Maamulka Gobollada Xisbiga.

Ujeeddo: Magacaabista Guddiyada Ololaha iyo Maamulka Gobollada Xisbiga WADDANI

yadoo ololihii doorarasha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland bilaabmayo, wuxuu Xisbiga WADDANI u magacaabay xubnaha hoos ku qoran inay – noqdaan Guddiyadda Ololaha Gobollada ee Xisbiga WADDANI,iyo dhammaystirka maamulada Gobolada qaar laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 18/10/2017, hore wuxuu Xisbiga WADDANI u magacaabay Guddiyadii Gobolka Togdheer, ee ololaha iyo maamulka,  Gobollada dhimana waxa la soo magacaabi doonaa dhawaan.

Maamulka Xarunta Dhexe

Maamulka Degmada Boorame

000000 Saxil 2

000000000. Saxil 1

0000000000000 Awdal 3

image