Halkan Ka Daawo-Wafti Uu Horkacayo Xogahayaha D.Hoose Hargeisa iyo Xubno Gudida Kaanbaynka Xisbiga Kulmiye Oo Shacabka Deeganka Bargo Kala Qayb Galay Ololaha Xisbiga.

Hargeisa-Halkan Ka Daawo-Muuqaalka Oo Dhammaystiran Xoghayaha Dawlada Hoose Hargeisa iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Doraaad Safaro Ay La Wadaagayaan Shacabka Deeganada Bargo Oo Hoostimaada Gobolka Hawd Kala Qayb Galay Ololaha Xoogan ee xisbiga Kulmiye Ka Waddo Gobolada Degmooyinka iyo Deegaanada Hoos Yimaada.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Barnaamijkan Oo Dhammaystiran.

Exit mobile version