Hargeisa(GNN):-Hargeisa Maayirka Caasimada Hargeisa Mudane C.raxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco Ayaa Xadhiga Ka Jaray Garoon Kubada Cagta Oo Si heer Sare Ah loo dhammaystiray Dhimaha iyo Qalabayntiisa.
Hargeisa Maayirka Caasimada Oo Xadhiga Ka Jaray Garoon Si Casriya Oo Qalabeeyey.















