Kominshanka doorashooyinka Doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah ugu dhawaqeen in maalinta Sabtida ah oo ay bishu tahay 21.10.2017 uu si rasmi ah u bilaabi doono olaluhu Olalaha ayaa waxaa uu bilaabmi doonaa 6 subaxnimo w axaana uu dhamaan doonaa 6 habeenimo Halkan