War Deg-Deg-Halkan Ka Daawo-Xukuumadda Somaliland Oo Shacabka Uga Digtay Mid Kamida Qaadka Ka Yimaada Wadamada Aynu Jaarka Nahay.

Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay qaadka laga keeno,  mid ka mida wadamada aynu jaarka nahay, waxaanay bulshaweynta reer Somaliland uga digtay inay iska ilaaliyaan cunista qaadka ka yimaada dalka Yemen.