Daawo-Hantidhawrka Qaranka Somaliland Oo Amaro Culus Kasoo Saaray Hantida Qaranka Wakhtiga Kala Wareega Labada Xukuumadood.

Hargeisa(GNN):-Hargeisa Hantidhawrka Guud Ee Qaranka Somaliland Oo maanta Warbaahinta Kula Hadlay Xafiiska Ayaa Sheegay Fulinta Amaro Culus Oo la Xidhiidha Inaan Wakhtiga Kala Guur Ee Xukuumadan iyo Xukuumada Cusub ee hadda la Doortay Waxaana Ay Sheegeen Inaaney  Jirin habayaraatee Mudadaa Bisha Ah Inaan La Kala Wareejin karin Wixii hantida Maguurtada ah iyo Qorshaynta Wixii Dhulka ah ee Dawladaha hoose Ilaa amar Danbe uu kasoo Baxo Xafiiiska Hantidhawrka Qaranka Somaliland.