Daawo Muuqaalka Sidii Ay U Codeeyeen Maanta Madaxwayne Siilaanyo Iyo Saddexda Murrashax Ee Cabdiraxmaan Cirro,Muuse Biixi Iyo Faysal cali Waraabe

Hoos Ka Daawo Madaxwayne Siilaanyo iyo saddexda murrashax ayaa maanta ka codeeyey xarunta hay’adda shaqaalaha dawlada Somaliland.