Daawo-Nuxurka Waraysi Xiiso Badan Oo Xoghayaha Dawalada Hoose Hargeisa Kagaga Waramay Waxqabadka U Hirgalay Ilaa Hadda.

Daawo-Nuxurka Waraysi Xiiso Badan Oo Xoghayaha Dawalada Hoose Hargeisa Kagaga Waramay Waxqabadka U Hirgalay Ilaa Hadda, Xoghaye Cali Xasan Cawaale Oo Ah Mishiinka udub Dhexaadka u Ah Dawlada Hoose Caasimada Oo Culeyska Shaqo Ee Magaaladu yahay Mid Baaxad Weyn leh, Ayaa Shabakada Gabiley.Net uga Waramay Qodobada Ilaa Hadda La Taaban Karo ee Dawlada hoose Caasimadu Fulisay, Dhinaca kale Waxaa Uu Jawaab Culus U Diray Asxaabta Mucaaridka ee Ololaha Ka Dhigtay Dawlada Hoose waxba may Qaban.

Halkan Ka Daawo-Muuqaalka Waraysigan Oo Dhammaystiran.

Exit mobile version