Wasiirkii shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Maxamed Cabdilaahi Obsiiye ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda madaxwayne Siilaanyo
DAAWO Wasiirkii Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Oo Maanta Is Casilay iyo Sababta















