DAAWO:Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Gobolada Dalka U Kala Diray Qalabkii Doorashada Madaxtooyada Lagu Galayay
Hoos Ka Daawo Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa gobolada dalka waxay u kala direen qalabkii lagu gali lahaa doorashada madaxttooyada Somaliland.