Deg Deg DAAWO Natiijada Doorashada Madaxtooyada iyo Muuse Biixi Cabdi Oo Noqdey Madaxweynaha Shanaad Ee J Somaliland + Codadka ay Kala Heleen Murashaxiintu 

Musharaxa madaxweyne ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa si rasmi ah kominshanka doorashooyinka Somaliland ay ugu dhawaaqeen in uu noqdey madaxweynaha Shanaad e JSL

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu bedeli doona madaxweynaha iminka talada dalka haya ee Somaliland Muddane Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo

Codadka Uu Madaxweyne Muuse Biixi ku horeeyo ayaa waxaa ay yahin 79,817 Cod

Xisbiyada UCID Kulmiye Iyo Waddani ayaa Codadkan kala helay

1.Xisbiga UCID 23141 Cod una dhiganta 4.17%
2.Xisiga Kulmiye 305909 Cod una dhiganta 55.19 %
3.Xisbiga Waddani 226092 Cod una dhiganta 40.73%