Daawo-Goobjoogayaal Caalami Ah Oo Ka Kala Socoda 27 Dal Oo Maanta U Kala Baxay Gobolada Dalka Somaliland ee Doorashadu ka Dhacayso.

Hargeisa(GNN):-Lixdan goob jooge oo ka socday beesha Caalamka ayaa maanta u kala baxay gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland si ay uga qayb galaan doorashada madaxtooyada ee qabsoomaysa 13 bishan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka