Halkan Ka Daawo-Daawo: Murrashax Cirro Oo Si Toos Ah Telefoonada Gacanta Uga Garaacaya Muwaadiniinta Somaliland.

Halkan Ka Daawo Murrashaxa Xisbiga Mucaaridka Ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta si toos ah Telefoonada gacanta uga garaacay muwaadiniinta reer Somaliland ee maalinka bari ah u dareeraya Codaynta Doorashada Madaxtooyada Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka