War Cusub-Xisbiga Waddani Oo Rajo Ka Muujiyey Natiijada Doorashada Inay Ku Guuleystaan, Jawaabna u Diray Xisbiga Kulmiye.

Hargeisa(GNN):-Waxaa Goordhawayd Warbaahinta La Hadlay Gudoomiyaha Ku meel Gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Mudane C.qaadir Jirde iyo Afhayeenka Xisbiga Waddani Xildhibaan Ibraahim mahdi Buubaa Waxaaan Ay Ka Hadleen Rajada Ay ka Qabaan Inay Ku Guulaystaan Doorashada Dalka Ka Qabsoontay In Uu Guushu Hanto Xisbiga Waddani, Sidoo kale Waxay Fariin U Direen Xisbiga Muxaafidka Ah ee Kulmiye Oo Ay Ku eedeeyeen Inuu kasii  Hordhacayo Natiijadii Doorashada Dalka Ka Qabsoontay.

Halkan hoose Ka Daaw Muuqaalka Warkan.