War Deg-Deg- Hantidhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Amaro Culus U Diray Baananka Dalka, Kana Waramay Qorshaha Mudada Madaxweynaha Cusub Xilka La Wareegayo In La Hakiyey.

Hargeisa(GNN):-Hantidharaha Guud Ee Qaranka Somaliland Mudane Siciid Saleebaan Mire Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Xafiiskiisa Ayaa Waxaa Uu Amaro Culus U kala Diray Dhamaanba Baanka Dhexe Ee Dalka iyo Laamaha Kala Duwan ee Gobolada iyo Degmooyinka Waxaana uu Hantidhawruhu Faray Qodob Kala Duwan Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.