War Deg-Dega-Halkan ka Daawo Madaxweynaha Cusub ee Loo Doortay Somaliland Oo Warbaahinta La Hadlay Fariina u Diray Musharaxii La Tartamayey.

Hargeisa(GNN):-Madaxweynaha Cusub ee Shacabka Somaliland U Doorteen Inuu Dalka Hogaamiyo Shanta Sano ee Soosocota Ayaa Kadib Markii Ay Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Ku Dhawaaqeen Shaaciyeena Inuu Ku Guuleystay Musharax Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne Ku Xigeen C.raxmaan Ismaaciil Saylici Ayaa Goordhaweyd La Hadlay Warbaahinta kala Duwan ee Dalka Waxaana Uu Si Guud U hanbalyeey Dhammaanba Shacabka Somaliland Masuuliyiinta Qaranka iyo Dhammaanba Asxaabta Qaranka, Sidoo kale Waxa Uu Ugu baaqay Musharaxa Xisbiga Waddani Oo tartan Xoogani ka Dhaxeeyey inay isugu Yimaadaan Talo islamarkaana ay ka Wada Shaqeeyaan Horumarinta iyo Ilaalinta Qaranimada Somaliland.

 

23659429_1996916427197736_4357537657996289906_n 23659523_1996916307197748_6942173534517900418_n