DAAWO:Wasiirka Arrimaha DIbada Somaliland Oo Ka Hadlay Doorashada Maanta ,fariina Shacabka Somaliland u Direy
Hoos Ka Daawo Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay ololihii saddexda xisbi Qaran ee soo dhamaaday,doorashada madaxtooyada ee bari loo dareerayo,waxaana uu fariin u direy shacabka Somaliland.