DAAWO:Madaxwaynihii Hore oo Socod Luga Kaga Baxay Qasriga Madaxtooyada JSL iyo Shacabka oo Sacab Ku Galbiyay ilaa Gurigiisa

Madaxwaynihii Hore ee JSL Mudane: Axmed Max’ed Max’ud Siilaanyo oo Socod Luga Kaga Baxay Qasriga Madaxtooyada JSL Kadib Markii uu Xilka Ku Wareejiyey Madaxwayanha Cusub Muuse Biixi Cabdi.

error: Content is protected !!