Daawo:- Taliyaha Ciidanka Militariga Somaliland Oo Ka Hadlay Soo Dhawayn Loo Sameeyay Wasiirka Cusub Ee Gaashaan-Dhiga Somaliland.

Taliyaha Ciidan Militariga Somaliland Gareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa maanta soo dhawayn u sameeyay wasiirka cusub ee wasaaradda Somaliland waxaanu halkaasi ka jeediyay hadalo soo dhawayn ah.
Halkkan ka Daawo:-