Hargeisa(GNN):-Wasiirka Cusub ee Xidhiidhka Goloyaasha iyo Dastuurka Somaliland ayaa maanta xilkii wasaaraddaasi kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaraddaasi waxaanu wasiirka cusubni sheegay in loo baahin yahay in ay noqono qaran ka mid ah qaramada adduunka
Halkan ka Daawo:-