DAAWO:Dhalkaatiir Hargaysa Ka Bilaabay Cisbitaalka wareegga iyo Sida Ay Bulshada Ugu Adeegaan

Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa markii ugu horraysay laga hirgaliyay urur caafimaad oo dadka guryahooda ugu taga iyo goobaha kale ee ay ku sugan yihiin kaasi oo qabta adeegyada caafimaad ee kala duwan. Waxaana ururkan caafimaad aas-aasay koox dhalinyaro ah oo ka kooban dhakhaatiir iyo xirfadlayaal caafimaad.