DAAWO:Madaxwaynihi Hore Ee Somaliland Md Daahir Riyaale Kaahin Oo Dib Ugu Soo Noqday Dalka
Hoos ka Daawo madaxwaynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa oo uu in muddo safar kaga maqnaa dalka dibadiisa.