Diwaanka Xidhiidhka Saaxiibada Somaliland (SL International Friends Directory)

Mudanayaal iyo Marwoowyin, gudiyada iyo dhammaan qurbajoogga Somaliland,
Hay’adda Qurbajoogga ee Wasaaradda Arrimaha Debadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL waxa ay ku dadaalaysaa inay qorto Diwaanka Xidhiidhka Saaxiibada Somaliland ee caalamka oo ka mid ah hawlaha shaqo aan ku gunaanadaynno sannadka tegaya 2017, si aan u ogaanno, una fududaynno xidhiidhkooda iyo wada shaqaynta ay Wasaaraddu la wada yeelanayso.
Waxa aan uga mahadcelinaynaa qurbajoogga Somaliland oo marar badan sabab u ah inaan yeelanno saaxiibbo fiican oo codkooda innagu biiriya, taageerana qadiyadda madaxbanaanida JSL, waana kuwa aan doonayno inaan kasbanno, kana sii badinno haddii Alle Idmo si aan u xoojinno dadaalka ictiraaf raadinta.
Sidaa darteed, fadlan ku buuxi foomka halkan ku lifaaqan xubnaha aad ka garanayso saaxiibada Somaliland ee dalka aad joogto.
 The Somaliland Diaspora Agency at the Ministry of Foreign Foreign Affairs & International Cooperation of the Republic of Somaliland would like to  develop the Somaliland Friends Directory in order to make it easy their communication, and cooperation for the Ministry. We are thankful to the Somaliland Diaspora communities who are often the cause of making helpful friends and supporters for our country and who are many a time adding their voice to us in the efforts of seeking international recognition, and building useful relations with the international community.
We would be highly appreciate if you could spare minutes of your time and fill in the attached registration form with the details of the Somaliland Friends you know in the receiving/host country you stay.
Kind regards

Hassan Ahmed Yusuf

Executive Director of Somaliland Diaspora Agency &

Secretary of Somaliland National Recognition Committee

Ministry of Foreign Affairs & International Cooperation of Somaliland

Hargeisa, Republic of Somaliland

Tel: +252 63 4081527

www.sldiaspora.org

www.slforeign.com

SOMALILANAD INTERNATIONAL FRIENDS DIRECTORY