Hoos Ka Daawo Xildhibaano ka socda golaha guurtida Somaliland ayaa Soo kormeeray barkadaha kaydka biyaha Hargeysa oo qayb ka noqon doona mashruuca biyo balaadhinta Hargeysa.
DAAWO:Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Soo Kormeeray Dhismaha Barkadaha Kaydka Biyaha Hargeysa















