War Deg Deg: Ciidanka Qaranka JSL ee Jiida Hore oo Gaadhay Saaka Degaanka Boocame ee Gobolka Sool

Boocame (GNET)-Waxa Saaka Gadhay Jiida Degaannka Boocame ee Gobolka Sool Ciidanka Qaranka Somaliland Iyago Halkaas Kulano La Qaatay Oadyaasha Magaalada Boocame Iyo Masuuliyiinta Degaankaasi.
Kulankan Saaka  oo Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Odayaasha Degaanka Boocame Yeeshen ayaan Wax Tafaasiil oo Badan Laga Soo Sheegin, Laakin sida Wararko Nagu soo Gaadhayan waxey sheegen in Halkaasi Odayaashi Si Weyn uu soo Dhoweeyen Ciidanka Qaranka Somaliland, Iyado La Filayo Inay Degaanka Boocame Xarun Fadhiisimo Cusub Ciidanka Qaranko Ka Sameysto.
Waxa Iyana Geesta Kale Lagu Soo Waramaya in Weli Dhaqdhaqaaq Military ay Wadaan Maamulka Majeerteniya Iyago Halkaas Soo dhoobay Maleeshiyo Beeledyo ay Doonayaan Inay Ku Soo Weeraraan Degaanada Somaliland.