Hargeisa(GNN):-Yuusuf ayaa ka hadlay dagaalkii saaka deegaanka Tukaraq ku dhexmaray Ciidamada Somaliland Iyo Puntland. Hakan hoose ka daawo muuqaalka
Maamulka Puthland Oo Qiray In Ciidamada Qaranka Somaliland La Wareegeen Deegaanka Tukaraq, Beesha Caalamkana Baaq U Diray.
