Wasiirka Cadaaladda Oo Maanta la Wareegay Komishanka Dib-uhaynta Shuruucda Somaliland Iyo Gudidda Baadhista Xasuuqa JSL.

Wasiirka Wasaarada Cadaalada Jamhuuriyada Somaliland Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye Ayaa Maanta Si rasmiya ula Wareegay Labada hayadood ooh ore u ahaa kuwo madaxbanaan balse Xeer nidaamiyaha dawlada oo dhawaan madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland lagu hoos geeyay Wasaarada Cadaalada.

Munaasibadan uu wasiirka Cadaaladu kula wareegayay labada haaayadood Ayaa waxaa ka kasoo qaybgalay masuuliyiintan xilka lagala wareegayay iyo wasaarada cadaalada iyagoo hada wixii ka danbeeyay noqon waaxo wasaarada kamida.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA MUNAASIBADAN;