Xoghayaha Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa Oo Soo Kormeeray Dhismaha Sariibad Cusub Oo Ay Ka Wadaan

Hargeisa(GNN):-Xoghayaha Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa Ayaa Saaka Kormeer Kusoo Maray Dhismaha Sariibad Cusub Oo Dawlada Hoose Ka Hirgalinayso Degmada Axmed Dhagax, Xoghaye Cali Xassan Cawaale Oo Arrintaasi Ka Hadlay Ayaa Yidhi Sidan.