WARARKA




Xoghayihii Dawlada Hoose Gabiley Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Masuulka Cusub ee Xilka Loosoo Magacaabay.

Gabiley(GNN):-Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland ย Maxamed Kaahin Axmed ayaa xilkii ka qaaday Xoghayihii Dawlada Hoose Ee Degmada Gabilay C/raxmaan Nuur Abokor oo mudo dheer hayay xilkaas,

Halka Uu Wasiirka arimaha guduhuย  Xoghayaha ย Cusub Ee Dawlada Hoose ย GABILEY Usooย  magacaabay Mustafe Maxamuud Xaaji Cabsiiye. Oo kamid ahaa Xubnihii safka hore kaga jiray ololihii guusha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley.

mustafe xoghayaha cusub

warqada magacaabista xoghaye gg

ย