Halkan Ka Daawo-Gudoomiyaha Wajaale Oo Si Adag Uga Hadlay Fulinta Qorshe Cusub oo Degmada Lagu Sameynayo Fariina U Diray Shacabka.

Wajaale(GNN):-Gudoomiyaha Degmada Togwajaale Mudane Xaashi Maxamuud Cabdi Oo maanta Xafiiskiisa ugu Waramay Telefishanka Bulsho Tv Ayaa Ka Waramay Qorshihii madaxweynaha Somaliland Amarka Ku Bixiyey In Laga Hirgaliyo Degmada Islamarkaana La Sameeyo Townplane  Qorshe magaaleed Lagu Qurxinayo Degmada Waxaana uu Gudoomiye Xaashi Ku Dheeraaday Muhiimada Uu U Leeyahay Qorshahani Degmada Isagoona Si Adag Ugula Dardaarmay Inaan laga Hor iman Hirgalinta ama fulinta Amarkaasi madaxweynaha Oo Dan Weyni ugu Jiro Magaalo Ganacsiyeed Wajaale Qaab ahaan Bilic Ahaan Iyo Badbaadada Dhibaatada Dabka iyo wixii La Hal maala Siloo helo Faalal Wadooyin Gaadiidka iyo Bulshadu u mari karaan isagoona Arrimahaasi Ka Hadlay Waxa Uu yidhi Gudoomiye Xaashi.