War Deg-Dega Laba Qof Oo Ku Dhaawacmay Iska Horimaad Dad Shacab ah iyo Ciidamada Booliska Gobolka Togdheer.

Todheer(GNN):-War Deg-Dega Oo Naga Soo Gaadhaya Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco Ayaa Sheegaya in Laba Qof Oo Ku Dhaawacmay Iska Horimaad Dad Shacab ah iyo Ciidamada Booliska Gobolka Togdheer.
Halkan Hoose Ka Daawo.