DAAWO; Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa Oo Maanta Ansixiyay Miisaaniyadii Golaha+Tirada kasoo Xaadirtay fadhiga.

Golaha Deegaanka Gobolka Maroodi Jeex Ee Caasimada Hargaysa ayaa maanta Yeeshay kal fadhigoodii 13aad ee ay yeeshaan goluhu  Kaasi Oo lagaga Doonayay Miisaaniyada Golaha.

Ugu horayna Waxaa furay Kalfadhiga Maayarka Caasimada Iyo Xoghaya Golaha Deegaan,

Kalfadhigan ayaa lagu ansixiyay miisaaniyada golaha ee 2018

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992