Gabiley(GNN)
Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Kaltuun Haaruun Maxamed Oo Wareysi Gaara Siinasay Shabakada Wararka GabileynewsNework Ayaa Si Wayn U Taageertey Heshiiska Sadex Geesoodka Ah Ee Shirkada DP World La Gashey Somaliland Haweeynaydan Ayaa Taageero Laxaadleh Umuujisey Madaxwaynaha Qaranka Muuse Biixi Abdi,
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO
Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Kaltuun Haaruun Maxamed Ayaa Waxay Ka Mid Ahayd Dadkii Gundhiga U Ahaa Aasaaskii Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Cagaaran Waxayna Qaybwayb Ka Qaadatey Hanaanka Lagu Taakuleynayo Dadka Danyarta Ah,Waxayna In Badan Laso Shaqeysay Ururada Haweenka Iyo Ururada Bulshada,
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(gabiley.net))
GABILEY OFFICE