Daawo Ha,yadda Havoyoco Oo Magaalada Gabiley Kuso Bandhigtey Dabaal Dega Maalinta Hawenka Aduunka Ee 8 March

Gabiley(GNN) yadoo Maanta Ay Tahay 8 march Oo Loo Asteeyay Maalinta Haweenka Aduunka Ayaa Waxa Magaalada Gabiley Lagu Soo Bandhigey Xaflad Wacyigalin Ah Oo Ay Soo Qabanqaabiyen Saraakiil Sare Oo Ka Socday  Haayada Havoyoco Oo Gabiley Kala Shaqeysa Mashaariicda Beeraha, Waxana Hogaaminayay Kamal Xassan Isaaq Oo Ugu Horeyntii Furey Barnaamijkan Loogu Dabal Degeyay Maalinta Haweenka Aduunka Ee 8 March,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

Waxa Kasoo Qaybgalay Dabaal Dega Maalinta Haweenka Aduunka Qaybaha Kala Duwan E Bulshada Ururada Haweenka Waxana Haayada HAVOYOCO Ay Goobta Kuso Bandhigtey Ruwaayado Muujinayo In Ay Dumarku Ka Qaybgali Karaan Hanaanka Siysaada Iyo In Ay Ragu Daryeelan Haweenka,

 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE