DAAWO: Heestii loo sameeyay maalinta Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18 May 2017, Waa Codkii Fanaanadda Qaranka Sahra Axmed Cabdillaahi Sahra Ileys

Hoos Ka Daawo Waa Heestii loo sameeyay maalinta Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18 May 2017,, Haday timid meertadii, Inaynu milgo u xusnoo, Awooda ku muujinaa, Mab’da shacabkeenu yahay. Waa codkii Fanaanada weyn ee Qaranka Sahra Axmed Cabdillaahi (Sahra Ileys) Daawasho Wanaagsan