Daawo Maamulaha Shirkada Telesom Laanteda Magaalada Gabiley Oo Dhiirigalinaya Dhalinyarada Gobolka Gabiley Xili Uu Ka Qaybgaley Tartan Kubada Cagta Ah

Gabiley(GNN)Maamulaha Shirkada Isgaadhsiinta Telesom Laanteda Magaalada Gabiley Maxamed Xaashi Aw Jaamac  Ayaa Ka Qaybgalay Dhamaadka Tartan Kubada Cagta Oo lagu Qabtey Garoonka Bawer Liig Ee Magaalada Gabiley Mamulaha Ayaa Hadalo Dhaxalgala Oo Dhiirigalin Iyo Kobcin Iskugu Jira Kula Hadlay Dhalintii Kaso Qaybgashey Kulanka,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE