Daawo Masuuliyiinta Gabiley Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Oo Taageeray Heshiiska DP World luuqad Adagna Kula Hadley Maamulka Somalia

Gabiley(GNN)Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Gabiley Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Oo Xaflad Ku Qabtey Hoolka Dawlada Hoose Waxay Dhamaantood Soo DHaweeyeen Heshiiska Sadex Geesoodka Ah Ee Shirkada DP World La Gashay Somaliland Geesta Kale Waxay Hadalo Kulul Ugu Jawaabeen Maamulka Somalia,

HALKAN HOOSE KA DAAWOVIDEO

 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(gabiley.net))

GABILEY OFFICE