Daawo Shaqaalaha Shirkada Laydhka Ee SomPawer Laanteeda Magaalada Gabiley Oo Ka QaybQaatay Ololaha Nadaafada Ee Magaalada Gabiley

Ayaa Si Wayn Oo Wadaniyadleh Uga Qaybqaatey Ololaha Nadaafada Oo Laga Fuliyay Magaalada Gabiley Waxana Hogaaminayay Shaqaalahan Shirkada Laydhka Ee SomPawer Maamulaha Shirkada Sompawer  Laanteeda  Magaalada Gabiley Mixiyadiin Axmed Cabdi, Wuxuna warbaahinta Usheegay In Shirkada SomPawer Ayka Qaybqaadanaayan Waxkasta Oo Kor Uqaadaya Blicda Deegaanka Iyo Fayadhawrka  Magaalada Loona Baahanyahay In Lagawada Shaqeeyo Nadaafada Si Loo Ilaaliyo Badqabka Deegaanka Waxana Hoosta Ka Xariiqey In Ka Shirkada Ahaan Ay Waajib Ku Tahay In Ayka Shaqeeyaan Arimaha Bulshada, Wuxuna Yidhi,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE