Daawo Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Ganacsatada Yar Yar Ee Magaalada Gabiley Uqabatey Tababar Ku Saabsan Maamul Wanaaga Iyo Maamul Daadajinta

Gabiley(GNN)Masuuliyiin Ka Socdey Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Ayaa Tababar Ku Saabsan Maamul Wanaaga Iyo Maamul Daadajinta Waxey Ufureen Ganacsatada Kala Duwan Ee Ka Hawlgala Magaalada Gabiley, Waxana Tababarkan Bxiinayay La Taliyaha Maamul Wanaaga Iyo Maamula Daadajinta Wasaarada Arimaha Gudaha Siciid Abdilahi Ahmed Ujeedka Kulanka Ayaa La Xidhiidhay Kormeero Iyo In Bulshada La Fahansiyo Isku Xidhka Ganacsada Iyo Dawladaha Hoose Si Kor Loogu Qaado Hormarinta Dhaqaalaha,Lana Helo Fursado Bulshada Usahlaya a In Cashuurtey Bixiyaan Dib Loogu Soo Celiyo,Iyado Lagu Kaabayo Adeegyada Bulshada,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.net)

GABILEY OFFICE

Exit mobile version