Wajaale(GNN)Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guryaynta Somaliland Iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Badhaasbka Gobolka Gabiley Maxamud Saleebaan Cali Ramaax Maayerka Magaalada Wajaale Xaashi Maxamuud Cabdi Ku Xigaha Maayerka Wajaale Iyo Xoghayaha Fulinta Ayaa Xalwaara Ka Gaadhey Dhibaato Ka Taagneyd Dhul Hore Loo Mariyay Tom Baleynka Magaalada Wajaale,Dhulkan Oo Maalmihii Udanbeeyay Laysku Khilaafsanaa Hanaanka Loo Mariyay Town Balynka Ayaa La Xaliyay Waxana Siwada Jira Ugu Qancey Go,aanka Dawlada Dhinacyadii Ay Khuseysay Waxana Gabi Ahaanba Meesha Laga Saarey Khilaafka Ka Taagna Dhulkaasi,
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO
Waxana Warbaahinta Siwada Jira Ula Hadley Badhaasbka Gobolka Gabiley Maxamud Saleeban Ali Ramaax Iyo Gudoomiyaha Wajaale Xaashi Maxamuud Cabdi Badhaaska Waxeey Sharaxaad Ka Bixiyyeen Hanaanka Wax Uqabsoomeen Waxeyna Yidhaahdeen,Geesta Kalena Badhaasbka Gobolka Gabiley Wuxu Digniin Udirey Dadka Anteenada Taaganaya Ee Sida Sharcidarada Ah Ku Isticmaalaya Kadhadhka Isogo Fariina Udirey Shirkadaha Isgaadhsiin,
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(GNN)
WAJAALE OFFICE